Qiimaha: $11.00 Qiimaha aan gadno: $8.80
Caalij nafsaka Bilquraan wal acshaab Muxamad Nabiih
Magaca Kitabka: Caalij Nafsaka Bilquraan wal acshaab Fandka laga alifay: Diini/ Cidda Aliftay Kitaabka: Muxamed Nabiih Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitabkaan mualifku wuxuu ku sharxay qaabka la isugu daaweeyo quraanka kariimka ah iyo sidoo kale sida la isugu daaweeyo dhirta