Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Live Help
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Hab-dhaqanka kala duwan ee Caruurta
Hab-dhaqanka kala duwan ee Caruurta

Hab-dhaqanka kala duwan ee Caruurta

Qiimaha: $15.00
Qiimaha aan gadno: $12.00

Kode Allaab: HABE52
Allaabtan weli nama soo gaarin



Warbixin Allaab

Hab-dhaqanka kala duwan ee Caruurta

C/qaadir Cumar Aaden (ciye)


Waa kitaab Af-soomali ku qoran oo uu qoruhu kusoo aruuriyey  sawiro iyo qoraalo mihiim ah oo  caruurtu uga tusaale qaadanayaan miraha dhaqanka xun iyo dhaqanka wanaagsan. qoraagu wuxuu ugu talagalay in kitaabkaan waaridku u akhriyo ilmihiisa tusana sawirada kala duwan ee uu xambaarsan yahay. buugaan wuxuu ka kooban  yahay 63 bog oo bog kastaaba uu xambaarsan yahay 3sawirk oo muujinaya ficil iyo natiijaiisa hadii ay tahay mid san ama mid fiican.

 

 

 

 


Macaamiisha iibsaday Hab-dhaqanka kala duwan e... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com