Qiimaha: $10.00 Qiimaha aan gadno: $8.00
Asaasiyaat fi Tarbiyatil Al-islaamiyah Cabdullaahi xasan faarax
Magaca Kitabka: asaasaiyat fii tarbiyati al-silamiyah Fandka laga alifay: Diini/ Farbarasho Cidda Aliftay Kitaabka: Daar ibnukathiir Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitabkaan aadka u qiimaha badan waxaa loo alifay in si sahlan loo baro qofka yar iyo kan weynba aasaaska tarbiyada islaamka , Kitaabu wuxuu u qaybsamaa qaybo sida caqiidada islaamka, siiro, fiqi, iwm. Kitaabku wuxuu u qoran yahay qaab su,aal iyo jawaab ah