Welcome Guest [Login | Register]
Information
Allaabaha: 637
Qeybaha: 53
Lacagta: US Dollars
Lacagaha

  Mailing List
  Adeega Maktabada
Al-qaacida Annuuraniyah
Al-qaacida Annuuraniyah

Al-qaacida Annuuraniyah

Qiimaha: $10.00
Qiimaha aan gadno: $8.00

Kode Allaab: AL-F2
Ku jirta Allaab 

Inta xabo:

Bookmark and Share



Warbixin Allaab

Al-qaacida Annuuraniyah

Magaca Kitabka:   Al-qaacida Annuuraniyah  Bitajwiid Taysiiru Al-raxmaan
Fandka laga alifay:     Tajwiid
Cidda Aliftay Kitaabka: Dr. Sucaad Cabdixamiid
Cidda Sharaxday
Luqadda uu ku qoran yahay
 Af-caabi
 

 

 Faah-faahin kooban:

Kitaabkaan wuxuu sharxayaa cilmiga loo yaqaan tawjiidulquraan oo ah cilmi lagu barto qaabka loo akhriyo quraanka kariimka ah oo ah in lasiiyo xarafkasta oo ka mid ah kalaamka alle xaqa uu leeyhay (halka uu dhawaqisu kasoo baxayo iyo sifada uu leeyahay xaraf kastaa) kitaabkaanna wuxuu ka mid yahay kitaabada ugu wanaagsan ee fankaan laga alifay.


Macaamiisha iibsaday Al-qaacida Annuuraniyah... waxay sidoo kale iibsadeen:
Dambiisha Adeega
Dambiishaadu Waa Faaruq.
Allaabta: 0
Total: $0.00


Bandhigga Maktabadda Maanta ee Mu,tamarka Gotonborg 27/06/2013 - 01/07/2013 & Qiimo Jabin ilaa 30% ah ee Ha Moogaan
Adress | Heimdalsgade 10 | 2200 KBH N | Denmark | Tlf.: +45 35840301 |Viber/Whatisup.: +45 91709191| E-mail: mmaanta@hotmail.com