Qiimaha: $25.00 Qiimaha aan gadno: $20.00
Musxaful Saxaaba fii Qiraa,aat Assabcah Magaca kitabka :Musxaful saxaabah fii qiraa,aat Assabcah almutawaatirah min dariiq ashadibiyah wa durrah Fandka laga alifay: Cilmul Qiraa,aatil qur,aan Cidda Aliftay Kitaabka: Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitabkaan waa Musxaf quraanka kariimka ah oo koobaya 7qiraao ee qruaanka qeexayana meelaha ay ku kala duwan yihiin qiraa,aatku wuxuuna aad u anfacayaa aradayda barata cilmiga qiraa,aadka quraanka
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa Musxaf quraanka kariimka ah oo koobaya 7qiraao ee qruaanka qeexayana meelaha ay ku kala duwan yihiin qiraa,aatku wuxuuna aad u anfacayaa aradayda barata cilmiga qiraa,aadka quraanka