Qiimaha: $150.00 Qiimaha aan gadno: $120.00
Fafsiir Al-dabari 11 mujalo Magaca Kitabka: Jaamicul bayaan can tawiililil Al-quraan Fandka laga alifay: Tafsiirka Quraanka Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Dabari Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaakaan ah Tafsiirka Quranka kariimka waa kitaabka tafsiirka ah ee lagu magacaabo Tafsiru dabari oo ah kutubta tafsiirka kitaaabka ugu caansan gundhigana u ah inta badan taafaasiirta quraanka laga alifay, wuxuu ka kooban yahay 11 mujallo oo waaweyn o dabcadoodu aad u nadiif tahay taxqiiqna leh.
Faah-faahin kooban:
Kitaakaan ah Tafsiirka Quranka kariimka waa kitaabka tafsiirka ah ee lagu magacaabo Tafsiru dabari oo ah kutubta tafsiirka kitaaabka ugu caansan gundhigana u ah inta badan taafaasiirta quraanka laga alifay, wuxuu ka kooban yahay 11 mujallo oo waaweyn o dabcadoodu aad u nadiif tahay taxqiiqna leh.