Qiimaha: $30.00 Qiimaha aan gadno: $24.00
Tasyiiru Kariimi Raxmaan fii Tafsiir AL-quraan
Imaam Cabdiraxmaan Assacdi
Magaca Kitabka: Tasiiru Kariimi Raxmaan fii Tafsiir AL-quraan Fandka laga alifay: Tafsiirka Quraanka Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Cabdiraxmaan Assacdi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaakaan ah Tafsiirka Quranka kariimka waxaa alifay Imaam C/raxmaan Assacdi waana tafsiir aad u qiimi badan ananna ahayn tafsiirta aadka u dheer islamarkaan ku deeqsiinaya macnaha aayadda waana dabacad aad u nadiif ah.
Faah-faahin kooban:
Kitaakaan ah Tafsiirka Quranka kariimka waxaa alifay Imaam C/raxmaan Assacdi waana tafsiir aad u qiimi badan ananna ahayn tafsiirta aadka u dheer islamarkaan ku deeqsiinaya macnaha aayadda waana dabacad aad u nadiif ah.