Qiimaha: $100.00 Qiimaha aan gadno: $80.00
Tafsiir Quraan Alcadiim (6 mujllo) imaam Ibnukathiir
Magaca Kitabka: Tafsiir Quraan Alcadiim Fandka laga alifay: Quraan Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Ibnukathir Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
waa kitaab tafsiirka quraanka oo dhamaystiran uuna alifay imamka weyn ee mufasirka ah ee ibnukathiir waana mid ka mid ah kutubta fankaan laga alifay kuwa ugu qiimaha badan