Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $12.80
Mukhtasir Al-culuwi Lilcaliyil Cadiim Imaam Dahabi Magaca Kitabka: Mukhtasir Al-culuwi Lilcaliyil Cadiim Fandka laga alifay: Caqiido/Tawxiid Cidda Aliftay Kitaabka: imaam dahabi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu ka mid ah kitaabada fankaan laga aliay kuwa ugu qiimaha badan wuxuuna soo arorinayaa nusuusta iyo akhbaarta ku soo aroortay sareynta Alle wayne uu ka sareeyo khalqigiisa waxaana aad u yar kitaab sida uu uga hadlayo uga hadlay waxaa intaas dheer kitaabk waxaa alifay imaamka weyn ee Imaa dahabi sidoo kale waxa taxiiq takhrij ku sameeyey sheekh muxamed nasirdiin albaani rl.
Magaca Kitabka: Mukhtasir Al-culuwi Lilcaliyil Cadiim Fandka laga alifay: Caqiido/Tawxiid Cidda Aliftay Kitaabka: imaam dahabi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan wuxuu ka mid ah kitaabada fankaan laga aliay kuwa ugu qiimaha badan wuxuuna soo arorinayaa nusuusta iyo akhbaarta ku soo aroortay sareynta Alle wayne uu ka sareeyo khalqigiisa waxaana aad u yar kitaab sida uu uga hadlayo uga hadlay waxaa intaas dheer kitaabk waxaa alifay imaamka weyn ee Imaa dahabi sidoo kale waxa taxiiq takhrij ku sameeyey sheekh muxamed nasirdiin albaani rl.
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu ka mid ah kitaabada fankaan laga aliay kuwa ugu qiimaha badan wuxuuna soo arorinayaa nusuusta iyo akhbaarta ku soo aroortay sareynta Alle wayne uu ka sareeyo khalqigiisa waxaana aad u yar kitaab sida uu uga hadlayo uga hadlay waxaa intaas dheer kitaabk waxaa alifay imaamka weyn ee Imaa dahabi sidoo kale waxa taxiiq takhrij ku sameeyey sheekh muxamed nasirdiin albaani rl.