Qiimaha: $18.00 Qiimaha aan gadno: $14.40
Imaam Shaafici (difaacihii sunnada)
C/qaadir Cumar Aaden (ciye)
Waa buug af-soomaali ku qoran kaas oo qoraagu ku qaadaal dhigay taariikh nololedkii imaamkii weynaa ee Muxamed Ibnu Idriis Ashaafici (rl) sidoo kale wuxuu si tafa-tiran ugu soo bandhigay qoraalkiisa adeegii balaarnaa ee uu imaamku u adegay diinta islaamka ee dhan walba lahaa iyo mirihii cilmga ahaa ee fan kasta lahaa ee uu uga taagay ummadda.