Qiimaha: $28.00 Qiimaha aan gadno: $22.40
Practice and Progress - English-Somali
Magaca Barnaamijka: Practice and Progress - English-Somali
Fandka laga alifay: Barashada English-ka Cidda Aliftay Kitaabka: Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-soomaali iyo English
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waxada si sahlan uga baraneysa luqadda englishka ayad oo si aad ka bogato loguugu sharxayo afkaaga hooyo Kitaabkaan Practice and Progress wuxuu caan ku yahay wadasheekaysiyo farabadan oo taabanaya nolosha maalinlaha ah ee qofka iyo sidoo kale sharax tafatiran oo naxwaha englishka ah