Qiimaha: $8.00 Qiimaha aan gadno: $6.40
Dhismaha Tarbiyada Caruurta
C/qaadir Cumar Aaden (ciye)
Waa Buug Af-soomali ku qoran oo uu qoruhu kusoo aruuriyey fikrado dahab ah oo ku qeexayo qaabka waalidku u tarbiyeyn lahaa ubadkiisa asaga tixgalinaya da,da iyo dabecadda gaarka ah ee uu leeyahay ilmo kasta oo raacaya tilaabooyin wuxuuna buugu ka koban yahay 62 bog .