Qiimaha: $30.00 Qiimaha aan gadno: $24.00
Safaxaat Mushriqa fi Taariikh AL-Islaami Dr. Ali Sallaab
Magaca Kitabka: Safaxaat Mushriqa fi Taariikh AL-Islaami Fandka laga alifay: Siiro/Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Dr. Ali Salaab Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa si faahfaahsan mualifku usoo bandhigayaa taariikhda dahabiga ah iyo dhacdooyinka aan wax lamid ahi jirin ee ay la gaargatahay taariikhda islaamku haday ahaan lahady dhanka xadaarada, dhanka cadaaladda, dhanka maamulka wim .