Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $16.00
Saxiix Siira Nabawiyah
Magaca Kitaaabka: Saxiix Siirada Nabiga scw Fandka laga alifay: Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Ibraahiim Caliy Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu si tafatiran usoo koobayaa taariikh-nololeedkii Nabi muxamed nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee wuxuuna Mu,alifku u cuskanayaa qormadiisa Aathaarta saxiixa ah kaliya, arintaaas oo uu kitaabkaan kaga duwan yahay kutubta kale ee laga qoray fankaan.