Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Furuuxaat AL-xabashah
Magaca Kitabka: Halgankii Imaam Axmed-gureey Fandka laga alifay: Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-caabi
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan qiimaha badan ee magaciisa la yiraahdo Futuuxaat Alxabasha (Furashadii Xabashida) oo sidoo kale lagu magacaabo Tuxfatu zamaan (Hadyadii qaaliga ahayd ee samanka ) wuxuu imaamka alifay si tafatiran oo saacad, saacad iyo maalin maalin ah ugu soo bandhigaya halgankii Imaamkii weynaa ee soomaaliyeed Imaam Axmed-gureey (janno iyo raxmo allaha siiyee) iyo ciidamadii mujaahidiinta ahaa ee ay ku furteen dhulka xabashida kuna jabiyeen ciidamadii saliibiyiinta ee cadawga soo jireenka ah u ahaa una ah ummadda muslimiinta ah ee ku dhaqan geeska afrika had iyo jeerna ay isku hayeen caqiidada dhulka ka hor.