Qiimaha: $100.00 Qiimaha aan gadno: $80.00
Al-bidaaya wa Nihaaya (8 mujllo) imaam Ibnukathiir
Magaca Kitabka: Albidaaya wa nihaaya Fandka laga alifay: Quraan Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Ibnukathir Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa kitaab taariikh ah kana soo bilaabaya abuuristii waxaana alifay imaamka weyn ee mufasirka, tariikhyahanka ah ee ibnukathiir mid ka mid kitaabda fankaan laga alifay kuwá ugu qiimiga badan asalka iy hoyadana u ah.