Qiimaha: $18.00 Qiimaha aan gadno: $14.40
Suwar Min xayaati Saxaabah Dr. Muxamed Baashaa
Magaca Kitabka: Suwar Min xayaati Saxabah Fandka laga alifay: Siiro/Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Dr. Muxamed Baashaa Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa kitaab ka mid ah kutubta laga alifay taariikhda saxaabada kuwwa ugu xiisaha badn wuxuuna si habsami leh usoo bandhigayaa taariikhnololeedka qayb ka mid ah saxaabadii nabigeenna scw.