Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $12.80
Siiratu Amirulmuminiin Cumar Binkhadaab RC Dr. Ali Sallaab
Magaca Kitabka: Siiratu Cumar rc Fandka laga alifay: Siiro/Taariikh Cidda Aliftay Kitaabka: Dr. Ali Salaab Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa si faahfaahsan usoo bandhigayaa tariikh nololeedkii Amiirkii Muminiinta ee Ahaa Cumar binkhadaab RC sido kale kitaabku wuxuu soo bandhigayaa xiligii uu noolaa iyo wixii dunida ka jiray .