Qiimaha: $12.00 Qiimaha aan gadno: $9.60
Qaamuus Mukhtaarusixaax Carbi - Carabi
Magaca Kitabka: Mukhtaarusixaax Fandka laga alifay: Luqadda carabiga Cidda Aliftay Kitaabka: Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa qaamus carabi carabi lagu fasirayo waana qaamuu fudud islamarkaana kooba una fiican ardayga waxaa intas dheer in qaamusaan mualifku inta badan wuxuu kusoo aruuriyey kalmadaha nusuusta quraanka iyo sunnaa kusoo arooray