Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
isbar Barnaamijka Microsof Excel (Heer aas-aas ah)
e-Learning Barnaamijkaan oo ka kooban 1 cd & galka uu ku jiro wuxuu -si maqal & muuqaal ah kuu barajaa -macalin la,aan- barnaamijka microsoft Excel oo ah baarnaamij loo adeegsado dhamaan noocyada kala duwan ee xisaabaadka sida dajinta jadwallo xiseebeed oo dabooli kara noocyada kala duwan ee diiwaangalinta & xisaabinta miisaaniyadaha.
Luqadda barnaamijkaan lagu sharxayo waa A´f-soomaali (afkaaga hooyo kaga dharag barashada kumbuyuutarka)!