Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Meerinta Juz Camma Dvd Meerinta Juz camma oo maqal iyo muuqaal ah
Magaca Kitabka: Meerinta Juz Camma Fandka laga alifay: Quran Cidda Aliftay Kitaabka:Iftiin media Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-Soomaali
Faah-faahin kooban: Dvd-gaan waxa ku duuban oo aad si maqal iyo muuqal ah uga dawan kadhaa meerinta Juzka 30aad ee quraanka- Juz camma- oo ay meerinyaan arday iyo macalin asaguna ah wiil yar oo quraanka si fiican u yaqaan, waxad kaloo aayad aayad u daawan kadhaa musxafkii quraanka oo marba aadaydda la akhrinayo midab gooni ah yeelaneysao.
Alle fadligii Dvd-gaan caruur badan ayaa juzka cammo ka xifdisay ayadoon maclin u dhigin dugsina aanan dhigan!