Qiimaha: $25.00 Qiimaha aan gadno: $20.00
Bangiyada Islaamka
Magaca Kitabka: Bangiyada Islaamka Fandka laga alifay: Ganacsi Cidda Aliftay Kitaabka: Siciid Cali Shire Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-Soomaali
Faah-faahin kooban:
Buugaan waa keyd aqooneed oo tixraac u noqon doona ardada barata dhaqaalaha iyo maaliyadda, kuwa darsa shareecada islaamka, ganacsatada iyo maalqabeenanada u baahan in ay mashaariic iyo ganacsi xalaal ah, masuuliyiinta maamulka iyo xeerdajinta iyo intii daneyneysa in ay wax ka ogaadaan habka maaliyadda islaamka.
Qoraha buugga