Qiimaha: $45.00 Qiimaha aan gadno: $36.00
Khudab ALminbariyah le sheikh Mohamed Hassaan(4 mujallo) Sheikh Maxamed Hassaan
Magaca Kitabka: Khudab ALminbariyah le sheikh Mohamed Hassaan(4 mujallo) Fandka laga alifay: Mudab Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Maxamed Hassaan Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan qiimaha badan waxaa lagu soo aruuriyey khudbooyinkii kaladuwanaa qiimaha badnaa ee sheekh maxamed xassaan xafidahu laah waana khodbooyin mucaasar ah oo taabanahay qaybaha kala duwan ee nolosha bulshada xiligaan la joogo