Qiimaha: $130.00 Qiimaha aan gadno: $104.00
Al-bayaan fii Fiqhi Imaam Shaafici (13 mujllo) imaam Yaxyaa Al-cimraani
Magaca Kitabka: Al-bayaan fii fiqhi imaa shaafici Fandka laga alifay: Fiqhi Cidda Aliftay Kitaabka: Yaxya Alcimraani Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa waa kitaab ka mid ah kitaabada ugu qiimaha badan ee laga alifay fiqiga mad-habka imaam shaafici waana kitaab ka mid ah maraajicda fiqigaas.