Qiimaha: $25.00 Qiimaha aan gadno: $20.00
Sharaxa Aajaruumiyah Su,aal & Jawab
Magaca Kitabka: Sharaxa Aajaruumiyah Fandka laga alifay: Nawaha Luqadda Carabiga Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Maxamed Saalax AL-cuthaymiin Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan waa kitaab ka mid ah kitaabada laga alifay sharaxa Aajaruumiyaha kuwa ugu fiican uguna faahfaahsan. Aajruumiyaha waa kitabka inta badan culumadu uga bilaabaan aradayda luqadda carabiga naxwaheeda baraneysa wuxuuna kitaabku u qoran yahay qaab su,aal iyo jawaab ah.
Fandka laga alifay: Nawaha Luqadda Carabiga Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Maxamed Saalax AL-cuthaymiin Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa kitaab ka mid ah kitaabada laga alifay sharaxa Aajaruumiyaha kuwa ugu fiican uguna faahfaahsan. Aajruumiyaha waa kitabka inta badan culumadu uga bilaabaan aradayda luqadda carabiga naxwaheeda baraneysa wuxuuna kitaabku u qoran yahay qaab su,aal iyo jawaab ah.