Qiimaha: $16.00 Qiimaha aan gadno: $12.80
Taariikhnololeedkii (siiradii) Nabiga scw.
Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Waa 1 CD oo MP3 ah & Galka uu ku jiro oo ay ku dhanyihiin 22 darsi oo taxane ah kuna saabsan taariikh-nololeedkii nabiga scw waxaan asluub aad u macaan usoo jeedinaya sh. mustafe xaaji ismaaciil haaruun xafidahulaah. Halkan Ka Tijaabi Codka Kitaabka!