Qiimaha: $200.00 Qiimaha aan gadno: $160.00
Al-majmuun Sharxul Muhadab (23 mujllo) imaam Nawawi
Magaca Kitabka: Al-majmuuc sharxul Muhdab Fandka laga alifay: Fiqhi Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Nawawi Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa kitaab ka mid ah kutubta fiqiga kuwooda ugu afka dheer ugna qiimihga badan wuxuu gaar la yahay in shaarixu yahay nin faqiih ah islamarkaana muxadis ah waana sharaxa ugu qiimaha badan ee kitaabkaan la sharxay.