Qiimaha: $80.00 Qiimaha aan gadno: $64.00
AL-UM (5 mujalo) Imaam Shaafici
Magaca Kitabka: Al-umm Fandka laga alifay: Fiqi-shaafici Cidda Aliftay Kitaabka: Imaam Shaafici Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa kitaaba caanka ah ee Al-umm ee uu alifay imaam shaafici waana kitab ka mid ah kitaabda gundhigga u ah fiqiga shaaficiga