Qiimaha: $17.00 Qiimaha aan gadno: $13.60
Al-imtaac bisharxi Matini Ibii Shujaac Hishaam Kaamil
Magaca Kitabka: Al-imtaac bisharxi Matini Ibii Shujaac Fandka laga alifay: Fiqhi shaafci Cidda Aliftay Kitaabka: Hishaam kaamil Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa sharax ka mid shuruuxd uu leeyahay matiniga abiishujaac ee fiqiga shaaficiga ah waana kitaab ka mid kitaabda bilowaga ah ee fiqiga shaaficiga .