Qiimaha: $15.00 Qiimaha aan gadno: $12.00
Al-murtaqaa dulal ilaa nafaais cilmil usuul Callaamah C/raxman naasir Al-sacadi
Magaca Kitabka: Al-murtaqaa dulal ilaa nafaais cilmil usuul Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka: Al-murtaqaa dulal ilaa nafaais cilmil usuul Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitabkaan waa kitaabka uu alifay imaamkii weynaa ee callaamaha c/raxmaan naasir ibnusadi wuxuuna ka alifay fankaloo yaqaan usuulul fiqhi oo ah fan mihiim ah .