Qiimaha: $18.00 Qiimaha aan gadno: $14.40
Kitaabul-iimaan
Sheekhul islaam Ibnutaymiyah (rl)
Kitaaabka: kitaabul-iimaan waxaa alifay sheekhul islaam axmed cabdixaliim ibnutaymiyah waxaana saaran sharax iyo tacliiq uu saaray dr. saydi jaamiiliy. kitaabku wuuxu ka kooban yahay 288 warqadood.