Qiimaha: $9.00 Qiimaha aan gadno: $7.20
Sharx Kashfu Shubahaaat SH. Muxamed Ibnusalah Al-cuthaymiin
Magaca Kitabka: Sharx Kashfu Shubahat Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka: SH. Muxamed Ibnusalah Al-cuthaymiin Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa sharaxa kitaabka tawxiidka laga alifay ee kashfushubaat waana kitaab aad u faaido badan burinayana xujada ay daliilsadaan dadka shirkiga iyo khuraafaadka qiilka u raadiya