Qiimaha: $40.00 Qiimaha aan gadno: $32.00
Al-Ibaanah Can Usuuli Dayaanah (2mujal)
Imaam ABuxasan Al-ashcari
Magaca Kitabka: Al-ibaanah can Usuuli Al-diyaanah Fandka laga alifay: Tawxiid Cidda Aliftay: Imaam Abixasan Al-Ashcari Cidda Aliftay Kitaabka: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Kitaabkaan Quruhu wuxuu ku qeexayaa caqiidada toosan ee qofka muslimka ah in uu rumeeyo laga doonayo, imaamkuna wuxuu kitabkaan qoray markii uu ka noqday caqiidadii uu dhagax dhigay ee caqiidatu al-ashcariyah
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan Quruhu wuxuu ku qeexayaa caqiidada toosan ee qofka muslimka ah in uu rumeeyo laga doonayo, imaamkuna wuxuu kitabkaan qoray markii uu ka noqday caqiidadii uu dhagax dhigay ee caqiidatu al-ashcariyah