Qiimaha: $30.00 Qiimaha aan gadno: $24.00
Sharaxa ibnucaqiil ( Alfiyatu ibnimalik)
Sh. ibnucaqiil
Kitaabkaan: Sharaxa ibnucaqiil ee Alfiyatu ibnumaalik waa 2 mujalad wuxuuna ka kooban yahay 370 warqadood, waxaa weheliyo kitaab uu alifay sh. m. muxiyadiin cabdixamiid oo lagumagacaabo minxatu jaliil bitaxqiiq sharxu ibnucaqiil oo uu ku icraabayo gabayada kusoo arooray kitaabka.