Qiimaha: $8.00 Qiimaha aan gadno: $6.40
Tacalam Macanaa Xuruf Al-hijaa 2 Maanta Booksores
Magaca Kitabka: Tacalam macanaa Fandka laga alifay: Diini/Farbarasho Cidda Aliftay Kitaabka: Maanta Bookstores Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi
Faah-faahin kooban: Kitabkaan mualifku wuxuu ugu tala galay in uu ilmaha yar ee farbaranya ku barto 28 xaraf ee xuruurta carabiga akhrintooda , qoraalkooda iyo qaababka ay leeyihinn marka ay xariirsamaan asaga oo falaar baluug ah tilmaamaya meesha xarafka qoraaliisa uu ka bilaabayo, sidoo kaleilmuhu waxay ku baranayaa sida qalinka loo qabsado iyo midabeyta