Qiimaha: $8.00 Qiimaha aan gadno: $6.40
3 Mutuun oo Caqiido ah Usulusalasah Kashfu shubahat, qawacid Al-arbacah
Sh. Maxamed CadbuWahaab
Magaca Kitabka: Sharaxa Al-isiil Assalaasah Fandka laga alifay: Tawxiid Cidda Aliftay: Sh. Maxamed Cabduwahaab Cidda Aliftay Kitaabka: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi Faah-faahin kooban: Sadexdan kitaab waxay ka mid yihiin kutubta fankaan tawxiidka laga alifay kowooda bilowga ah , quraaguna wuxuu si wanaagsan ugu qeexaya waxay aaminsanaayeen salafkii ummaddaan.
Faah-faahin kooban:
Sadexdan kitaab waxay ka mid yihiin kutubta fankaan tawxiidka laga alifay kowooda bilowga ah , quraaguna wuxuu si wanaagsan ugu qeexaya waxay aaminsanaayeen salafkii ummaddaan.