Qiimaha: $9.00 Qiimaha aan gadno: $7.20
Sharx Usuul Thalaathah Sh. Muxamed Ibnusalix Al-cuthaymiin
Magaca Kitabka: Sharx Usuul Thalaathah Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Muxamed Ibnusalix Al-cuthaymiin Cidda Sharaxday: Imaam muxamed cabdiwahab Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa sharaxa kitaabka caanka ah ee usuulusalaasah ee kamid ah kitaabda tawxiidka ah ee bilowga ah waxaana sharax aad u faaiido badan saaray shekh muxamed ibnusalax al-cuthaymiin .