Qiimaha: $20.00 Qiimaha aan gadno: $16.00
Sharx Caqiidati Al-waasidiyah Sh. Muxamed Saalix Cuthaymiini
Magaca Kitabka: Sharx Caqiidati Al-waasidiyah Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka: Sh. Muxamed Saalix Cuthaymiin Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa sharaxa kitaabka caqiidada laga alifay ee Al-caqiida Al-waasidiyah ee uu alifay sheekhul Islaam Ibnutaymiyah waxaana sharax aad u wanaagsan saaray sheekh muxamed ibnu saalix cuthaymiin .