Qiimaha: $14.00 Qiimaha aan gadno: $11.20
Kitaabu Tawxiid ( icjaazul cilmi fiil qur,aan Al-kariim Sh. Cabdilmajii Zandaani
Magaca Kitabka: Kitaabu Tawxiid ( icjaazul cilmi fiil qur,aan Al-kariim Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka:Sh. Cabdilmajii Zandaani Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan waa kitaab aad u qiimi badan waxaana laga alfiy xujooyinka iyo tilmaamaha cadcad ee kusoo arooray quraanka kariimka ah ee tusaya jiritaanka iyo kalinimada alle weyne. mu,alifku wuxuu soo aroorinya arimo cilmi ah oo badan oo quraanku hory ugawaamay aadanuhuna uu ogaaday xiligan aan joogno sida marxaladaha kala duwan ee uu maro abuurka ilmaha caloosha hooyadiis kujir, cirka , merayaasha, xidigaha , badaha iyo biyahoda iyo arimo kale.Sidoo kale mu,alifku wuxuu kusoo aroorinaya markhaati fur aqoonyahano farabdan oo reer galbaad ah ay ka marag fureen xaqnimada armaha cilmiga a ee quranku ka waramay.