Qiimaha: $13.00 Qiimaha aan gadno: $10.40
Bayna Shicati Wa sunnah Calaamah Ixsaan Dahiir
Magaca Kitabka: Bayna Shicati Wa sunnah Fandka laga alifay: Tawxid Cidda Aliftay Kitaabka: Almanar Cidda Sharaxday: Luqadda uu ku qoran yahay: Af-carabi -
Faah-faahin kooban:
Kitaabkaan wuxuu si wanagsan u qeexayaa masaaisha waaweyn ee ay ku kala duwan yihin ahlusunna wal jamaacah iyo firqada baadinimadeedu aadka u fogyahay ee shiicada ama loo yaqaan raafidada .